Talyaaniga oo Soomaaliya ka taageeraya Dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Hamza Abdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Talyaaniga u fadhiya Muqdisho Alberto Vecchi. Ra’iiusl Wasaaraha iyo Danjiraha ayaa kulankooda waxa ay uga wada hadaleen xiriirka qotada dheer ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Talyaaniga. Danjire Vacchi ayaa sheegay in dowladdiisa ay garab taagan tahay Xukuumadda iyo shacabka … Continue reading Talyaaniga oo Soomaaliya ka taageeraya Dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab (Sawirro)